Garoowe July 30,2013(SDN)-Magaalada Garoowe ayaa waxa lagu soo bandhigay xeerka Saxaafada Puntland oo mudo lagu hawlanaa ayaa haatan la soo andhigay.
Xeerkan oo u muuqda in dhinacyada Kulanka ka qeybgalay ay ku qanacsanaayeen ayaa hadan waxa jiray in qeylo dhaan ay ka soo jeedinayaan xeerkan,DAAWO.
