|

(DAAWO)Liver Pool oo Goolal Ku Hanfisey Aston Villa.(JAAHUUR)

imagesDBJIH0L0London-Feb-14-(SDN/QJ)Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa horyaalka Ingiriiska(Premier League) oo meel xasaasi ah maraya.

Kooxhii waaweynaa oo duufaantu ku habsatey oo madaxa la soo kacay sida Arsenal oo 2-1 uga badisey Leicester hogaankana u haysa horyaalka.

Haddana Liver Pool oo meel aan u qalmin horyaalka kaga jirta ayaa ku nafbaxdey Aston Villa kuna asqeysiisey goolal aan la fileynin bal daawo waxa dhacay.

W/Q Jaahuur

SDN/QJ

jjaahuur@Hotmail.com.

 

 

Comments are closed