Berbera Dec 01m 2014(SDN/QJ)-Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa dhawaan waxa uu xisbigaa ku soo dhaweeyay taageereyaal iyo masuuliyiinĀ faro badan oo mida ahaa xisbiga Wadani.
Kulanka soo dhaweynta oo ka dhacay Berbera ayaa ahaa kii labaad ee bishan halkaa loogu qabto taageereyaal iyo masuuliyiin Wadani ka soo baxay.
