|

Dawlada Imaaraadka Carabta oo Somaliland kala Hadashay Saldhig Milateri DHAGAYSO

Hargaysa 23.October 2016 (SDN/QJ):-  In dhawayd waxa magaalada Berbera ka socday dhaq-dhaqaaqyo caalami ah oo maalgashi, kuwaas oo diiradda lagu saarayay dekedda iyo garoonka diyaaradaha.

 

Hore waxa dawladda Somaliland heshiis maalgashi oo muddadiisu 30 sanno tahay ula gashay shirkadda DP-World oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, taas oo uu ansixiyay golaha baarlamaanka ee Somaliland.

 

Bishan horraanteedii waxa dawladda Imaaraadku waydiisatay Somaliland in saldhig milatari laga siiyo magaalada Berbera, taas oo madba’ ahaan ay dawladdu aqbashay.

 

Comments are closed