Garowe 18.March 2016 (SDN/QJ):-Maamul goboleedka Somaliyeed ee Punt land ayaa ka hadlay dagaalada u dhexeeya Maamulkooda iyo Kooxda argagixisada ah ee Alshabaab,Sidoo kale Waxay Walaac ka Muujiyeen Ciiidamadda Naato ee Ku sugan Xeebaha Punt land iyagoo baaq u diray Urur Goboleedka Igad, Wadamada la ologa ah Somalia,Maraykanka iyo Midowga Yurub.
Dawladda Puntland Walaac kamuujisay Ciidamada NAATO ee kusugan Xeebaha Puntland oo aan qayb ka qaadan La dagaallanka Argagixisada kusoo duushey Puntland AKHRI


