Hargaysa 03 November 2017 (SDN/QJ):-Kor u Kaca Qabyaaladda,Weedhaha Xajiimaysan ee Siyaasiyiinta Bulshadan hagi lahaa ka soo Burqanaya waxay sababi karaan in Xamaasadda doorashadu ay Weji kale Yeelato,Waxaa Baahi loo qabaa sidii loo Midayn lahaa Ummadda Somaliland.
Waa Xaqiiq in Muwaadiniinta Somaliland ay Ku kala aragti duwan Yihiin Murashaxa ay u arkaan inuu samaynayo Somaliland ka qurux badan maanta hasa yeeshee ay isku raacsan Yihiin Jiritaanka Qaranimadda Somaliland.
