Edmonton May 14,2015(SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax Ibrahim ayaa fariin qiiro leh u jeediyay shacabka Somaliland ee ka careysan muda kordhinta ay Gollaha Guurtida dhawaan u sameysay madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo.
{DHEGEYSO} Suldaanka Guud ee Beelweynta Irir Samaale oo daadifeeyay Go’aankii mudo kordhinta xukuumada Somaliland, baaqna u diray shacabka
