Uncategorized

DHEGEYSO:Masuuliyiin ka mida sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland ee Woqooyiga America oo aanu ka wareysanay saameynta ay qurbejoogu ku leeyihiin siyaasada Somaliland

Toronto Dec 21,2014(SDN/QJ)-Sadexda Xisbi Qaran ee Somaliland ayaa waxa ay dalalka ay ku nool yihhn Jaaliyadaha reer Somaliland waxa ay ku leeyihiin laamo iyo xubno kala taageera xisbiyada Somaliland.

Masuuliyiinta Sadexda Xisbi ee Kulmiye Wadani iyo UCID ayaa waxaanu ka wareysanay sababaha keenay in xisbiyada Somaliland ay laamo uga furtaan dalka Dibediisa.

Barnaamijkan qeybtiisa hore ayaa waxa nagala qeybgelaya Afhayeenka Xisbiga Kulmiye ee Woqooyiga America Md Maxamuud Yusuf Ducaale DRka oo ku nool dalka Canada, Xiriiriyaha Xisbiga Wadani ee Woqooyiga America Md Saleebaan Cali Bare oo ku nool dalka Mareykanka iyo Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga UCID ee Woqooyiga America Md FFawsi Rejal.

KulmiyeWadaniUcidHambalyo1

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/kulwadid.mp3″]

HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO DOODA MASUULIYIINTA SADEXADA XISBI EE SOMALILAND EE WOQOOYIGA AMERICA