Burco 14.March 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta,Gudoomiyaha Gobolka Togdheer iyo Taliyaha Qaybta Booliska ee Gobolka Togdheer ayaa maanta ka hadlay Dil fool Xun oo maanta ka dhacay Magaalada Burco.
Dilkan Waxaa Gaystay Beesha degta Bariga Magaalada Burco Halka Marxuunka la dilay uu ka soo Jeeday Gobolka Sool.
