|

Dood Xamaasad Leh oo Tiro Garyaqaano ahi ku Lafo Gureen Sharci-nimada Heshiiska Xukuumadda iyo Shirkada DPW,Faa’iidada uu Leeyahay Iyo Galdaloolooyinka ku Jira DAAWO

Hargaysa 31.May 2016 (SDN/QJ):- Iyadoo Mudooyinkii u danbeeyay Mawduuca Sida weyn u haystay Siyaasada Somaliland uu ahaa Waxtar iyo Waxyeelo midka uu yahay Heshiiskii ay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo la Gashay Shirkada Dubai World Port oo Maamuli doonta Dekeda Magaalada Berbera ayaa Telefishanka HCTV Wuxuu soo agaasimay Dood adag oo dhinaca Sharciga ah oo la Xidhiidhay Nidaamka Sharci ee loo raacay Heshiiskaas.

Comments are closed