|

“Doorashada Laguma Dhawaqi Karo Inta Tabashadayada La Dhamaynayo” Murrashax C.raxmaan Cirro DAAWO

Hargaysa 19. November 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Sheegay inaan Natiijadda Doorashadii Madaxtooyadda laga dhawaaqi Karin ilaa la dhamaystiro Cabashadii Xisbigiisu u Gudbiyey Komiishanka Doorashooyinka Qaranka.

Comments are closed