Hargaysa 10. August 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Madaarka Cigaal ee Caasimadda Somaliland ee Hargaysa ka ambo baxay Dufcadii Kowaad ee Sannadkan soo Gudanaya Waajibaadka Xajka oo Mudo Koobani inaga Xigto.
Dufcadii Kowaad ee Xujaaj ah oo Ka Ambo Baxay Madaarka Cigaal ee Caasimadda Hargaysa DAAWO
