|

Fannaanada Yurub Geenyo oo Markii Kowaad ka Hadashay Dareenkeeda Ku aadan in Laga Saaro Kooxda Xidigaha Geeska DAAWO

Hargaysa 20. March 2017 (SDN/QJ):- Fannnaanada Caanka ah ee Yurub Geenyo oo Dhawaan laga saaray Kooxda Fannaaniinta Xidigaha Geeska ayaa Markii Kowaad Waxay ka hadashay Sababta looga Saaray Kooxdaas.

Comments are closed