|

Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda oo Baaq Nabadeed u Diray Beelo Ku Dagaalamay Gobolka Sool DAAWO

Hargaysa 20. March 2017 (SDN/QJ):- Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Ahna Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Ka Hadlay Colaado ka Soo Cusboonaaday Deegaano ka Tirsan Gobolka Sool.

Leave a Reply