Buuhoodle, 19 December 2016 (SDN/QJ): – Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle ayaa si rasmi ah ugu Wareejiyey Mulkiile u dhashay Magaalada Burco oo Gaadhi uu lahaa in Mudo ah lagu haystay Deegaanka Widh Widh ee Gobolka Buuhoodle.
Gaadhi uu Lahaa Ganacsade Reer Burco ah oo in Mudo ah Lagaga Haystay Deegaanka Widh Widh oo Lagu Wareejiyey & Xukuumadda oo Laga Dalbaday inay soo Celiso Gaadhi Deegaankaas laga leeyahay DAAWO
