Hargaysa 19. March 2017 (SDN/QJ):-Gabar aad u da´yar una dhalatay dalka Indonesia ayaa waxa ay soo jiidatay Dunida Islaamka taas oo si cajiib ah u fasireysa Qur´aanka Kariimka .
Gabadhaan oo 5 sano jir ah waxaa lagu magacaabaa Kaisa Aulia Kamal waxeeyna mar kaste soo saartaa Muuqaalo ku saabsan fasiraada Qur´aanka Kariimka si caruurta kale ee yar yar ugu daydaan .
https://www.youtube.com/watch?v=xB1HBFYnAxY
