Uncategorized

Gaboose waa halyey Qaran wana aar inoo kacay

Wan idinsalamay dhamanba  akhiyarta

Hadan usoo labto ani iyo garadkay ama  rayi camka  badidood ummadda  wan sugaynoo wa salgal guyooday   ninka   golka u hayana waa arlibaaxoo  lagu dirsanayo

Kolay  aniga iyo sidan qabo  ummadda  waxna ka filaya inu sida  shaca wabari   dhulka wada iftiishoo   sida  mayey gurooboo mansheeyey  dagalada  dhulkuwada cagaaryahay  sida indhuhu ugujeedan  amaba u jeclaystan  qalbiga dadkeena  si muglo ugu faafoo dadku wada jeclaysataan

Kolay wan hubaayo  umaadd  inay horsed tahay cad inagama sarnee  dadkaqaar  baa ilahay ku cidhiidhyey aragtida qalbigu wada bukhaayoo  ayagoon ufirsan  sida dadka xaablo daf  daf doodu badantoo canbarayn  cadaynwadan afxumo kudarsada oo sida dhareerka ookale  afkooda ugadataa

Balse waxa hubaalooo caqligii fayoobi  marna anau inkirayn  inay ummadda  horyal tahay

Hogankeedu haldooryahay rag mutacalimiino  hoygii aqoontiyo  PHD ku badantahay  waliba waxa kasiidaran  karti iyo hufnatiyo   codkar iyo geesinimo  astantooda tahayoo   ujeedkoodu uu yahay   inay inoo dadaheeyan  horumar iyo guul iyo higsigeena dhamantii

Dadku kala  aaragti duwan  qofba kulahayaba  dadka ugu jeclyahay   waxan uga danleeyey waxa meeshaqabanin kuwa afxumada  micinbida jalusnimada kucankee  aflagado iyo cay moda  inay  tahay  mid ay waxyelo iyo  sumcad dari  ugu gaysteen  hanadada  haldoorkaa

Tii alleh waa meesheed  calafna wa halkiise  sadashu   wacan murtaxin walahida  inan  higsiga gadhnoo  ummadda  xisbiqana noqotoo   farxad iyo mushxaradu gayigeen ka badatoo sool ilaa iyo  salal  cirkuwada iftiimoo damashad  isqabsado  himiladeenu wata   bi idmila tijabadu  way rumoobidoontaa   higsigeenu  dheero  ummadda waxay filaysaa  inay  gadho   kursigoo  dalkaynu Hogan iyo horumar u horseednoo  citirafka lanta iyo   calnkeena wacanee  tawxiidka kucankaa sudhno   umadaha midoobe xaruntiisu ay tahay  halka iyo newyork 

Guusha waynu helaynaa hadii eebe uu qoray hogankaynu ka hodan nahay umadda  way dhaqaaqdoo   qayrkeed way kasarayn balanteenu waxay tahay   wadashaqayni iyo niyad sami 

Guulayso ummadda  hirgaloo hormuud noqo   hanadaa ku hagayaana himiladooda wayheli

Guuloow alahayoo ummadda  waxad kayeeshaa tii horsed kanoqota ururadaa halgamayee  dhibcaheedu badanyiin  qayrkeedna dhaftee  asatantii  xisbinimo  midigta ka gudoonta

By  Najma Mohamed

Najma220@gmail.com