|

Garab Isku Magacaabay Badbaadada Kooxda Khaatumo oo Cod dheer kaga Digay Shirka Burco ka Furmi doona DAAWO

Buuhoodle 20.October 2016 (SDN/QJ):- Axmed Maxamud Doolaal oo ka Mid ahaa Kaadiriinta Kooxda Khaatumo Haatana la baxay Garabka Badbaada Khaatumo iyo Xubno Kale oo Kulan Warbaahineed ku qabtay Magaalada Buuhoodle ayaa si adag uga digay Shirka Nabadaynta iyo Turxaan saarka Beelaha Gobolada Bari ee Madaxweyne Siilaanyo Shaaciyey Kaas oo ka dhici doona Magaalada Burco dabayaaqada Bishan aynu ku Jirno.

Comments are closed