|

Garabka Cadaalad-doonka Xisbiga Waddani Oo Soo Bandhigay Xogo Halis Ku ah Murashixiinta Waddani ee Cirro & Ambassador M.Cali & Kala Qaybinta Beelaha Awdal DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- “Cabdiraxmaan Cirro Waa Ninka Masuulka Ka Ah Sharci-dejinka Qaranka Somaliland, Markuu sharcigii dalka u yaaley Waa ayaan-daro..Hal Xaraan ah nirig xalaal ah ma dhasho. innuu.”
“Waxa ku qoran Warqadan wuxuu haystaa in ka badan todobaatan goobaha cod bixinta, Wuxuuna Awdal iyo Salel… Su’aasha aan weydiinayaa..?Afhayeenka Garabka Cadaalad-doonka Waddani
Afhayeenka garabka isbaaheysiga ee cadaalad-doonka xisbiga Waddani ayaa soo bandhigay waraaqo muujinaaya waxyaabihii keenay in Cabdiraxmaan Cirro uu ku-xigeen uga dhigtay Maxamed Cali ee Axmed Muumin Seed laga taqaluso

Comments are closed