|

“Maxkamadu Meelna kama Soo Gasho Xukunkii ay kasoo Saartay Dacwada UCID” Guddoomiyaha Maxkamada Sare DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamada Dastuuriga Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed waxaa uu markii u horeysay ka jawaabay Eedo uga yimid Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga UCID.
Guddoomiye Aadan waxaa uu sheegay inaanay Maxkamada Dastuuriga khuseyn dacwada Xisbiga UCID Balse ay ka garnaqi karto wixii murano ah ee ka Yimaada Asxaab dhexdooda.

Comments are closed