|

“ Go’aankii Maxkamadda Ayaanu Fulinaynaa, Shirwaynuhuna Wuxuu Dhacayaa, Bishan Todobadeeda, Cid Joojin Kartaana Ma Jirto ..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay amar deg deg ah oo ay maanta xisbigaasi ku soo rogeen gudida diwaan galinta ururada iyo asxaabta qaranka Somaliland.

Gudoomiye Faysal waxa uu si cad u sheegay in ay 7 bisha si rasmi ah u qabsanayaan shirwaynihii aan caadiga ahayn ee ay amartay maxkamada sare ee Somaliland kaasi oo aanay cidina joojin Karin.

Comments are closed