|

Guddoomiye Cirro oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Washinton

Washington 27.April 2016 (SDN/QJ):-Wafti balaadhan oo uu Hogaaminaayey Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi ayaa goordhawayd soogaadhay caasimada dalka Maraykanka ee Washington DC

xwWaftigan ayaa markii ay soogaadheen Washington DC waxa si mugle ugu soo dhaweeyey Taageerayaasha Xisbiga Waddani ee dalka Maraykanka oo ay hogaaminayaan Masuuliyiinta Sare ee Xisbiga Waddani Ujooga dalk Maraykanka.

sqSafarka guddoomiye Cirro ayaa ujeedadiisu tahay sidii uu dardar galinlahaa xaalada Xisbiga Waddani iyo u diyaar garowga shirka golaha dhexe ee Xisbigaasi oo lagu wado inuu sanadkan qabsoomo.

Comments are closed