Guddoomiye Cirro Oo Soo Kormeeray Qaabka Ay U Socota Qaadasha Kaadhadhka Cod-bixinta Magaalada Laas-canood DAAWO

Laascaanood 12. August 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa soo Kormeeray Goobaha ay ka socoto Hawsha Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha Somaliland ee Magaaladda Laascaanood.

https://www.youtube.com/watch?v=ClwJ4FnKjT4