|

Gudida Heerka Qaran ee Gurmadka abaaraha Somaliland oo Faahfaahiyey Lacago Hor Leh oo Soo Gaadhay & Talaabooyinka ay Haatan Qaadayaan DAAWO

Hargaysa 07. December 2016 (SDN/QJ):- Gudida Heerka Qaran ee Gurmadka abaaraha ayaa Kulan ay Magaalada Hargaysa ku qabteen Waxay ku soo Bandhigeen Deeqo lacageed oo Soo Gaadhay.

Comments are closed