|

Gudidda Abaaraha ee Gobolka Saaxil oo Dhaqaale Gurmadka abaaraha ah la Wareegay DAAWO

Berbera, 11 April, 2016-(SDN/QJ): –Gudida Gurmadka abaaraha ee Gobolka Saaxil ayaa Deeq Mucaawimo ah ka Gudoomay Shaqaale weynaha Dawlada Hoose ee Berbera,Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Magaaladaasi iyo qaar ka Mid ah Kalluumaystada Gobolka Saaxil.

Comments are closed