|

Weedhaha laga Jeediyey Madal uu Xilka Kula Wareegayay Wasiirka ugu da’da Yar Golaha Xukuumada Somaliland DAAWO

Hargaysa, 11 April, 2016-(SDN/QJ): – Wasiiradda Wasaaraddaha Gaashaandhiga,Warfaafinta, Wershadaha,Kalluumaysiga Iyo Xubno kale oo ka Tirsan Golaha Wasiirada ayaa ka qayb galay Xaflad uu Xilka kula Wareegayay Wasiir ku Xigeenka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhiga.

Comments are closed