|

Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiiladda Oo Ka Hadlay Dareenkiisa Hoggaamineed DAAWO

Hargaysa 06. August 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiiladda ayaa loo doortay Baashe Maxamed faarax. Islamarkaanna wuxuu hal cod kaga guulaysatay Cabdiraxmaan Talyaanle.

Loolankan ayay labadda tartame kala heleen cod dhan 38 uu helay Cabdiraxmaan Talyaanle Iyo Gudoomiyaha cusub oo helay  39 cod.

Gudoomiyaha cusub ee Golaha Wakiiladda oo markii uu ku guulaysatay hoggaaminta Golaha Wakiiladda Warbaahinta la hadlay iyo dareenkiisa guulaysigga.

Comments are closed