Ceerigaabo 25.June 2015 (SDN/QJ)-:- Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falay ayaa ka hadlay Xaalada Gobolkaas iyo halka uu Marayo Gacan ku soo dhigista Gacan ku dhiigle dhawaan Khaarajiyay Taliyihii Ciidamada Koofiyad Casta ee Gobolka Sanaag
https://www.youtube.com/watch?v=nN1AAL7n6OI
