|

Gudoomiyaha Gobolka Sool oo Si Cadho ka Muuqato uga Jawaab Celiyey Hadal ka soo Yeedhay Wasiirka Gaashaandhiga ee Somaliland DAAWO

Mustafe ShiineeHargaysa 27,May 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Sool Mustafe Cabdi Ciise Shiine ayaa si Cadho ka Muuqato uga Fal celiyey Hadal ka soo Yeedhay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Sheegay in Sababo amni uu Gudoomiyaha Gobolkaasi uga soo baxay Magaalada Laascaanood.

Comments are closed