|

Kooxda Khaatumo ee Prof Galaydh oo Deegaanada ay ku Sugan yihiin ka Mamnuucay Hay’ado Caalami ah Fadhigeedu yahay Hargaysa DAAWO

Buuhoodle 27,May 2016 (SDN/QJ):- Kooxda Khaatumo ee uu Hogaamiyo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay in deegaanada maamulkiisu uu ka taliyo ay ka mamnuuceen haayado fadhigoodu yahay magaalada Hargeysa,

Hayadahan ay sheegeen in ay ka mamnuuceen deegaanadaasi ayaa waxa ka mid ah WFP,DDG,iyo Haayada kale ee DRC.

Comments are closed