Hargaysa 04.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa Maanta Xafiiskisa ku qaabilay Wefti ka socda Urur Goboleedka Igad oo Booqasho ku jooga Somaliland.
Wakiilka Urur Goboleedka IGAD u Qaabilsan Somaliya oo Safar ku Jooga Magaalada Hargaysa Ayaa Ka Warbixiyay Wixii Uu Ku Arkay Somaliland iyo Kulan Dhex Maray Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland.
Wakiilka IGAD u qaabilsan Arimaha Somaliland Mr Afey Ayaa sheegay inuu La ashaqaaray Nabad galyada taala Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=GspvKHBXp2s
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
