|

Gudoomiyaha Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland oo Dhaariyey Madaxweynaha Cusub ee Somaliland & Ku Xigeenkiisa Iyo Qaabkii ay Labaada Madaxweyne Xilka ula Kala Wareegeen DAAWO

Hargaysa 13. December 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Maxkamadda Distooriga ah ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Ku Xigeenkiisa Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici waxa uu mariyey Dhaartii Distooriga ahayd.

Dhaarinta Kadib Waxa Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi uu Si rasmi ah Xilkii Hogaaminta Qaranka ugala Wareegay Madaxweynihii Hore ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo.

Comments are closed