|

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Sheegay in Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon Lagu Helay Dunuub ka Dhan ah Gooni Isu taaga Somaliland DAAWO

Hargaysa 26. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa Sheegay in Garsoorka Somaliland uu Ku helay Dhamaanba Danbiyadii lagu Soo eedeeyay Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon Isla markaana lagu Helay Dunuub ka Dhan ah Gooni Isu taaga Qaranimadda Somaliland.

Comments are closed