Muqdisho 26. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo Iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Socdaal ugu Kicitimiy Dalka Turkiga Kadib Markii uu Marti qaad ka Helay Dhigiisa Dalkaasi Rajab Dayib Orduqaan.
https://www.youtube.com/watch?v=UswUTeAdHOc
