Hargaysa 05.June 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Baaq Nabadeed u diray Beelaha Walaalaha ah ee Dirirtu ku dhex martay deegaanka Dharkeyn Geeyo ee Gobolka Sool
Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo ka hadlay Dirirta ka aloosan Deegaanka Dharkayn Geeyo ee Gobolka Sool DAAWO
