Hargaysa 18. February 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaasi Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Idaacadda BBC-da Qaybteeda Afka Somaliga Waxa uu si ba’an ugu Dhaliilay Qaabka ay u soo agaasintay Dood ay Shalay Jimcihii ka Samaysay Saldhiga Mileteri ee Xukuumadda Somaliland Ka Siisay Dawlada Imaaradka Madaarka Magaaladda Berbera.
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Laanta Afka Somaliga ee Idaacadda BBC-da Ku Dhaleeceeyay Qaabkii ay u Agaasintay Dood Ku Saabsan Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siiyay Berbera DAAWO
