|

Gudoomiye Muuse Biixi oo Weerar Afka ah Ku qaaday Gudoomiye Cirro Iyo Hogaamiye Xirsi Booqashadii ay Ugu Tageen Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe DAAWO

Hargaysa 26. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka fal Celiyey Kormeer ay Shalay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro Iyo Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan Ku Booqdeen Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe oo Xaalad Caafimaad u Yaala Cisbitaalka Guud ee Magaaladda Hargaysa.

Comments are closed