Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ oo haatan Ku abtirsada Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa hadalo adag ku ganay Gudoomiyeyaasha labada Gole ee Guurtida iyo Wakiiladda.
Cali Guray ayaa dhanka Kale Ku Hanjabay in Magaaladda Berbera aan La Keeni Karin Carab,Halka uu Sidoo Kale Difaacay Murashax Muuse Biixi oo uu Sheegay inuu Yahay Shakhsiga Dalkan ka Saari kara Xaalada adag ee uu Ku Jiro.
