Waxyaabaha Bulsho ku horumarto Waxaa ka Mid ah ka Wada Shaqaynta Danta Guud oo laga hor mariyo ta Gaar ahaaneed Waa ta dhalisa Isbedel ku Yimaada Qaab Nololeedka Mujtamaceena Waa Higsiga iyo Himilo Toolmoon oo lagu Wajaho Filashooyinka Mustaqbalka .
Haldoor Aragti Fog Muuqaalo Kugu Dhiirigelinaya ka Shaqaynta Danta Guud {DAAWO}
