Hargeisa 16/7/2014 (SDN/QJ) madaxwaynaha somaliland axmed maxamud (siilanyo) iyo wafti uu
hogaminayo ayaa kulan albaabdu u xidhan kula yeeshay gurigisa raysal
wasaraha dalka etopiya iaygo kulankasi kaga wada hadlay arimo badan oo khuseya xidhiidhka laba dal

Hargeisa SDN/QJ
Maxamed Aadan Qurbe Jog
Concat@somalidisporanews.com
