Hargeisa8/7/2014 (SDN/QJ)wasiirada arimaha gudaha iyo maaliyada maayaraka caasimaha hargeisa iyo taliyasha ciidanka boloska iyo bada ayaa maanta dhagax bdhigay xarun ay yeelandoonan ciidanka dabdamiska somaliland ayaa waxa halkaasi ka hadlay wasirada maaliyada arimaha gudahaiyo waliba duqa caasimadani hargeisa oo sheeegay in ciidanka loo soo tababari doono nooga baadka lo damiyo iyadoo uu dhulkaasi uu bixiyey madaxwaynaha somaliland ayaa waxa dhismihhisa fulin doonta sida ay sheegen shirkada dhisama daryeel

Hargeisa SDN?QJ
Maxamed Aadan Qurbe Joog
Concat somalidiasporanews.com
