Uncategorized

Halkan Ka Daawo Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi Oo Beeniyay in Xukuuumada Somaliland ay soo Daabacaday Noodh Cusub Oo Lacag Ah

banka

Hargeysa 22 july 2014 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi, ayaa faahfaahin ka bixiyay qorshe la doonayo in Adeegga Lacag Dirista ee ZAAD loogu bedelayo ShilinkaSomaliland.

Adeegan oo muddo ka badan 9 sanaadood dalka ka shaqaynayay, isla markaana ay hirgelisay Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom, ayaa hore loogu isticmaali jiray Dollar, hase ahaatee Shirkadda ayaa dhawaan xaysiisay inay hir-gelinayso habkan loogu bedelayo (Somaliland shilling), oo uu muddo ka hor bangiga dawladdu ka dalbaday samayntiisa.

Hargeisa  SDN/QJ

Maxamed  Aadan Qurbe Jog

Concat@somalidiasporanews.com

Xigasho Hadhwanagnews.com