
Hargeisa 6/8/0214 (SDN/QJ)- Kulan Lagu gorfaynayay Xakamaynta Lacagaha Dibada Looga soo diro dadwaynaha Somalida ee loo soo marinayo Xawaaladdaha Somalida ayaa waxa lagaga hadlay sida ugu fudud ee sharci loogu samayn karo Lacagahaasi soo diraya ,Waxaana Ka soo qayb galay Madaxwayne Ku xigeenka Somaliland ,wasiirka Maaliyada iyo Qaarka mid ah masuuliyiinta Xawaaladdaha Somalida.
Hargeisa SDN/QJ
Concat@somalidiasporanews.com
