Hargeisa 15/9/2014(SDN/QJ)Xisbioyada mucaaridka ah ayaa maantya shaaca ka qaday inay xukuumda wada hadal ka leeyahiin xeerka diiwan galinta madaniga ah oo maalmahnba muran badani ka taagna taasi oo dhawaan si wada jira u qaadacen labada xisbi mucaarid iyadoo xukuumadu malmihii ugu danbaysay aad uga dhago adagysay balse ay imika ka wada hadlen sida ay shegen labada xisbi wadni yo ucid
Hargeisa SDN/QJ
Maxamed Aadan@Qurbejog.com
Concat@somalidiasporanews.com
