Hargeisa 15/7/2014 (SDN/QJ) Wasiirka cafimadka somaliland ayaa kormer ku tagay xarunta gobalka awdal
ee borama iasoo wasirku ka qayb galay munaasibad baladhan oo qalab cafimad lagu gudoonsiinayey
xarunta cisbiralka boorama iyadoo qalbkasina laga keenay dala talyaaniga

hargeisa SDN/QJ
Maxamed Aadan Qurbe Jog
Concat@somalidiasporanews.com
