|

halkan ka daawo sawiro Teemaka kubada Cagta ee Somaliland oo soo dhawayn balaran loogu sameyey wadanka Abkhasiya oo ay kaga qayb galayaan Ciyaaro Caalamiya

London26May(QJ.SD)Teemaka kubada cagta ee somaliland oo ka qayb gali doona ciyaraha wadamada Aqoonsi raadiska ayaa waxa lagu soo dhwayey wadanka ABkhasiya Teemka oo uu hogaaminyo Ciyaartooga Cabdiraxmaan Cali Basalo ayaa isaga oo ku sugan wadanka abkhaasiya u waramey shabakada qurbejoog ayaa waxa  u sheegay inu ku farxsan yahay sida diran ee loo soo dhaweyey iyo nay magaca somaliland ay gaadhsiyeen heer calaami waxana u shegay shacabka reer somaliland in ay tageero u mujiyaan.

ciyaraha dalalka aan la aqoonsan kala soco shabakada qurbejoog oo noqonayasa shabakda la socota wafdiga.

13241406_493238287551230_1453773605553211513_n13241406_493238287551230_1453773605553211513_n13241406_493238287551230_1453773605553211513_n 13245296_492991720909220_8103299018573110855_n 13263832_492992150909177_4561186402288145079_n 13263886_493238730884519_7735630236010091210_n 13266122_493238570884535_8781199712064898464_n 13307378_492991624242563_7987105596723903312_n13310600_492991577575901_3323010998186149331_n 13315516_493238170884575_2323873751002470585_n

Comments are closed