|

Maayarka Magaalada Berbera oo Fara Cididood kaga Badbaaday Dil Qorshaysan iyo Mid ka Mid ah Ilaaladiisa oo Geeriyooday DAAWO

Berbera 26.May 2016 (SDN/QJ):- Nin Hubaysan ayaa Maanta Magaalada Berbera ku Khaarajiyey Mid ka Mid ah Ilaalada Maayarka Magaalada Berbera Cabdi Shakuur Waxaana la Sheegay inuu Maayarka Berbera Fara Cididood kaga badbaaday Isku daygan Dil.
Ciidanka Booliska ayaa Sheegay inay Gacanta ku hayaan Gacan ku dhiiglihii falkaas gaystay.

 

Comments are closed