|

Haloo Hiiliyo HCTV Drs Hoodo yusuf

DRS HOODOHCTV wuxuu ka mid yahay warbaahinta ugu firfircoon uguna faano horaysa warbaahinta ku hadasha  Afka-soomaliga .  HCTV wuxuu ka mid yahay  TVyada sida wayn looga daawado gudo & dibedba  looguna jecel yahay. HCTV  waa TV madax-banaan oo  tebiya wararka xaqiiqada iyo runta ku salaysan. HCTV waxa dagaal ku haya  dhamaan talisyada faasidka ah ee ka taliya Geeska Afrika.Halkan waxa ku lifaaqan warqad uu qoray Wasiirka Warfaafinta ee Maamula Goboleedka Soomalida,Ethiopia.

Waa Maamul  ku sifoobay xasuuqa dadka  , kuna darsday  bahalnimo iyo  dad-qalnimo. Waxa waajib ku dhamaan dadka jecel nabada ,  xoriyatul qowlka iyo madax-banaanida saxaafada inay dificaan codka-shacabka dulman HCTV . Xukuumada Somaliland , waxa ku waajib ah inay qaado tallaabada ku haboon ,  warqad deg-deg ahna  u qorto Maamulka Thai.com ,si  xuquuqdi HCTV  loo soo celiyo.

warqad-dee

Drs Hoodo yusuf, London, UK.

yhoodo@yahoo.com.

Comments are closed