Hargaysa 06. August 2017 (SDN/QJ):- Mudane Siciid Saleebaan Mire oo ah Ku simaha Hanti dhawraha guud ee madaxweynaha JSL sida ku Meel gaadhka ah u Magacaabay ayaa xilkii si rasmi ugala wareegay Hanti dhawrihii hore ee qaranka Maxamuud Cabdi Ibraahim (maxamuud dheere).
Hanti Dhawrihii Madaxweyne Siilaanyo Xilka ka qaaday oo Mas’uuliyadii iyo Xilkii uu hayay Ku wareejiyey Ku Xigeenkiisii DAAWO
