|

Hargaysa oo Lagu Qabtay Xus la Xidhiidha 28 Guurada Halgankii Gudo Galka Magaalooyinka Waaweyn ee Somaliland ee SNM Horseedka ka ahayd DAAWO

Hargaysa 28.May 2016 (SDN/QJ):- Masuuliyiin ka tirsan xukuumada somaliland iyo axsaabta qaranka ayaa ka qayb galay munaasibad lagu xusayey 28-aad guurada ka soo wareegtay maalintii ay ururkii SNM galeen magaalada Burco 27.5 1988kii.

Comments are closed